Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye & Wararkii ugu dambeeyey

Iska horimaad culus ayaa caawa maqribkii ka dhacay bartamaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowlada federaalka Somalia. Dagaalkan oo hub kala duwan la isku adeegsaday ayaa saameyn ku yeeshay ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gaadiidka ee gudaha degmadaas oo khal khal iyo kala carar badan uu ka jiray. … Continue reading Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye & Wararkii ugu dambeeyey